Cabdiweli Gaas oo Masuuliyiin cusub magacaabay, kuwa kalena xilalka u kala bedelay

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan hay’adaha Puntland. Wareegtooyinka uu soo saaray Gaas oo ka koobnaa illaa ayaa waxay u qornaayeen sidatan hoose. Wareegtada kowaad Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 20 … Continue reading Cabdiweli Gaas oo Masuuliyiin cusub magacaabay, kuwa kalena xilalka u kala bedelay